Tilmaame Guutaale
Tuesday, December 28, 2021
Warraysi Yuval Nuux Haraari
›
Markii uu Yuval Nuux Haraari daabacay buuggiisa "Sapiens", sannadkii 2014- kii kaas oo ka warramaayey taariikhda Aadanaha, waxa uu...
Friday, February 5, 2021
Bariga Dhaxe iyo Trump
›
Soomaalidaa tiraahda; “Ayax tag eelna reeb”. Iyaga oo ula jeeda saamaynta taban ee Ayaxu kaga tago, goobta uu ka tago. Isla oraahdii baan ...
3 comments:
Saturday, October 10, 2020
Soomaaliya uma Baahna oohin, Naga Caawiya Dagaalka Arggagixisada.
›
Muqdisho, Soomaaliya- Oct. 14 gaadhi xamuul ah oo sida labo tan qaraxa guryaha lagu farsameeyo ayaa ku qarxay is-goyska Soobe, mid kamid ah ...
Friday, May 22, 2020
Yaa ku Yidhi Halyey iyo Hal-abuur Walba Caddaalad buu Helaa?
›
Hordhac Qaarad iyo qaran walba, xaaladda adduunka maanta waxaa lagu sifayn karaa hal eray oo kaliya- ARGGAGAX ! Dal walba- mid awood ...
3 comments:
Saturday, March 28, 2020
Adduunka Fayraska Karoona Dabadii
›
Aadanuhu hadda waxa ay waajahayaan dhibaato caalamiya. laga yaabaa in ay tahay dhibaatadii ugu waynayd ee jiilkan. Go'aanada ay qaat...
3 comments:
›
Home
View web version